Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

maxamed cumar carte ayaa kula kulmay magaalada muqdisho madax ka socota dalka maraykanka

Runnamed-1-11aysalwsaare ku xigeenka xukuumada fedaraalka Maxamed Cumar Carte ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Gargaarka Bini’aadannimada (DCHA) Mr. David Harden iyo Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb Schwartz.

Mudane Carte ayaa kala hadlay Mr. David Harden iyo Amb Schwartz sidii dowaladda Soomaaliya iyo USAID ay uga wadashaqeeyn lahaayeen horumarka, xasiloonida iyo dimuqraadiyada laga filaayo somaliya.

 

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *