mudaharaad balaaran ayaa ka dhacay magaalada garoowe oo lagu taageeraayo xoraynta gobolka sool
|Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaa maanta ka dhacay banaanbax Shacabku ku taageerayaan Ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira SNM, dadka ayaa sidoo kale ku dhawaaqayay inay ka xunyihiin dhibaato Somaliland ku hayso Shacabka Laascaanood. Waxay ku dhawaaqayeen “Laascaanood Madi maahan”.