Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan casho Sharaf ah u sameeyay xubnaha Puntland

Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan casho Sharaf ah u sameeyay xubnaha Puntland ku metala Goleyaasha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay xubnahan warbixin ku saabsan Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda doorashada ee dalku marayo iyo dadaalka Puntland ugu jirto inay qabsoomto Doorasho la isla ogolyahay oo wakhtigeeda dhacda.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *