ogeysiis /barnaamijka( dood wadaad) ee jimcaha golaha1960, 8.00 pm mn(USA)
|Barnaamijkan DOOD WADAAG ee golaha1960 habeenka jimcaha 9/9/2010. (8.00 pm) wakhtiga Minnesota (USA) .Barnaamijakan waxaa ku kulama aqoonyahanada somaliyeed ee ku kala nool dalalka aduunka .
Jimcahan waxaa ku kulmi doona barnaamijka DOOD WADAAG
prof.Axmed Maxamud Ismacil
Prof.Xuseen Axmed Warsame
DR. C/kariin Maxamed
Goobtu waa Golaha1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed.
Isticmaal telefoonada kala ah
1 :712 432 6139 U S A 3; 587 315 0902 Canada
2: 712 432 6189 U S A 4; 44(33) 00270189 U K