Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

ogeysiis ogeysiis ogeysiis golaha1960 barnaamijka aqoonyahanada.

1-   Waxaa la ogeysiinayaa  dhamaan ka qaybgalayaasha dhegeysiga golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed waxaa marti noogu ah golaha   habeenka jimcaha 7:00 fiidnimo MN  3/10/17.  Aqoon yahan Axmed Ali Masuud ,waa khabiir somaliya oo aqoon dheer u leh hay-yadaha   U N  (qaramada midoobey) TELEFOON NUMBAR  774 556 8275   PIN .1#

2 – WAXAA MARTI NOOGU AH ISLA GOLAHA1960 HABEENKA SABTIDA  8:00 FIIDNIMO  MN 3/11/17 AQOON -YAHAN  FAYSAL CABDI ROOBLE  wuxuu ka hadli doonaaa

a) Talooyin uu ka balanqaaday Madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha somalliya.

b)Macaluusha somaliya ka taagan  maxaa hadda uun loo ogaadey

c)Weftiga QM ka socdey maxay saamayn ku yeelan karaan ka bixidda macaluusha iyo abaaraha soamliya ka jira.

telefoon nambar   774 556 8275   pin#  1           ha moogaan  golaha1960  iyo habeenada AQOONYAHANA SOMALIYEED..

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *