prof:saalim caliyow ibrow ayaa isu sharaxay gudoomiyaha baalamaanka somaliya
|Prof: Saalim Caliyow Ibrow oo ka mid ah Baarlamaanka Somaliya ayaa isu sharaxay Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya ,ka dib markii Gudoomiye Jawaari iska casiley gudoomiyaha baarlamaanka.
Dhowaan ayaanu idiin soo gudbineynaa Taariikhdiisa oo dhan.