Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

puntland iyo hay’ada iom ayaa ka daahfuray magaalada garoowe mashruuca u adkaysiga abaaraha

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Puntland ayaa Magaalada Garoowe shir kula yeeshay xubno ka socday Urur Goboleedka IGAD iyo Hay'adda IOM, waxayna kawada hadleen sidii dib loogu bilaabi lahaa mashruuca u adkeysiga Abaaraha

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Wednesday, July 17, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *