Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Qadar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday Gawaari ay ciidamada Booliska ku shaqeeyaan”Sawiro

Dowlada qadar ayaa maanta dekedda muqdisho ka soo dajisay ilaa 30 gaari oo ay ugu tala gashay in ay Ku shaqeeyaan ciidamada booliska soomaaliyeed.

Gawaaridan oo noocoodu yahay langrucer ayaa waxaa dowlada qadar ka gudoomay wasiirka amniga xukuumada fedraalka soomaaliya Mudane Maxamed abuukar islow

Munaasabadan oo ahayd mid kooban ayaa ka dhacday gudaha xarunta dekkeda muqdisho,waxana dhinaca qadar ka socday safiirkooda soomaaliya u fadhiya Xasan bin xamza oo tilmaamay in deeqdan ay tahay mid bilaw ah.

Wasiirka amniga ayaa sidoo kale uga Mahad celiyey dowlada qadar taageerada ay soomaaliya LA garab taagan tahay,isagoo dadaaladooda horumarineed ku tilmaamay in ay yihiin kuwa baaqi Ku ah quluubta shacbiga soomaaliyeed.

Munaasabadan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa wasiir Ku xigeenka dekedaha iyo gadiidka bada

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *