Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

qarax aad u xoog badan oo magaalada muqdisho laga maqlay

Qarax aad u xoog badan oo laga maqlay magaalada muqdisho inteeda badan ayaa goor dhoweyd ka dhacay  jidka Maka al mukarama  inta u dhexaysa Saldhiga Waaberi iyo Huteelka Maka al Mukarama ,qaraxaasoo lagu fuliyey Gaari geystayna dhimasho iyo dhaawac badan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *