Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay magaalada muqdisho

Xarunta ilaalada gaadiidka ee magaalada muqdisho ayaa lala eegtay qaran .kaa soo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Madaxweynaha somaliya ayaa sheegay in al shabaab ay had iyo jeer beegsadaan meelaha dadka shacabka iyo ciidamadu ku badan yihiin.Taasoo muujineysa awood daradooda.

Dadka dhintay ayaa 5 qof oo laba ka mid ahi yihiin labada qof ee qaraxa fuliyey,halka saddexda kalena waa ciidamada ilaalint wadooyinka..

Waxay u muuqatey magaalada MUqdisho  magaalo beryihii u dambeeyey ka soo kabaneysey qaraxyadii badnaa,taasoo ay ku faanaan maamulka gobolka Banaadir intii ay la wareegeen amniga magaalada iney guulo soo hooyeen.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *