Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

qarax lala beegsaday suuqa qaadka magaalada marka

waxaa bamka gacanta laga tuuro lala eegtay suuqa qaadka ee magaalada Marka ,halkaasi oo ay ku sugnaayeen dad aad u badan oo isugu jira shacab iyo ciidamo.

Qaraxaasi lala beesaday suuqa ayaa keenay dhimasho laba ruux ,oo mid yahay askari kan kalena qof shacab ah.Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay inta la og yahay lix ruux.

Beryahan dambe waxaa magaalada Marka ku soo badanaya qaraxyada lala beegsanayo dadka shacabka ah iyo weliba meelaha dadku badan yihiin..

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *