qarax loo isticmaalay computerka gacanta ayaa lala beegsaday garoonka diyaaradaha
|Garoonka diyaarada magaalada Beled weyne ayaa lala beeg saday qarax loo isticmaalay coputerka gacanta lagu qaato ,sidoo kale waxaa la fashiliyey qarax labaad oo lagu qariyey alaab diyaaradda la saaray.qarax hore waxa uu geystey dhaawac soo gaadhey askar ka mid ah kuwii qaabilsanaa ilaalada nabadgelyada ee garoonka .
Gudoomiyaha gobolku wuxuu sheegay iney hayaan dadkii ka dambeeyey qaraxaasi
Waa garoonkii labaad ee qarax lala beegsado si is gaarsiinta hawada loo curyaamiyo