Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

qaraxyo kala duwan ayaa dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo

Baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa saaka la dhigay afaafka hore ee xarunta gaadiifdka booliska banaadir  gaarigaasi oo wax yar kadib qarxay .Qaraxaasina waxa uu keeney sida uu sheegay Taliya ha booliska ee gobolka banaadir Janaraal Calui Gaab dhimasho 3 sarkaal oo boolisa iyo dhaawac dad badan oo kale,intaasi wuxuu raaciyey Taliyuhu iney hayaa nin ay ku tuhunsan yihiin inuu yahay qafkii qaraxa ka dambeeyey.

Sidoo kale isla maanta waxaa xerada Ciidamada ee Daynuuni una dhaw magaalada baydhabo waxaa ka dhacay qarax keenay dhimasho 3 askari iyo 8 dhaawaca ,ka dib markii miino lageliyey wada dhinaceeda ay ku qarax da gaadhi ay ciidamadu wateen.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *