Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxmaed Xuseen Rooble oo magacaabay wasiirka amniga

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxmaed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka,tayeynta Hay’ddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla XFS, waxa uu Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay.
May be an image of 1 person and text
7.5K
4.6K Comments
1.1K Shares
Like
Comment
Share

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *