Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

roobab baahiweyn loo qabey oo ka da’ay gobolada sanaag ,bari ,nugaal ee puntland

Muddo ku dhowow saddex sano ayaan roob fiicani helin goboladaasi laasi oo keentay in abaar ba’ani la soo deristo dad iyo duunyaba ee ku nool goboladaasi.Abaartan oo keentay iney cayroobaan dadka reer guuraagaa intoo badnayd.

Roobabkan ka da’ay gobolka Bari ayaan la ogeyn khasaaraha uu geystey,kaasoo xataa magaalada Boosaaso xoog ugu da’ay..Sidoo kale Gobolka Sanaag dhinaca degmada Laasqoray iyo buurta weyn ee calmadow   ayey roobab lagu diirsaday ka de’een,cirkuna waa cusub yahay.

Gobolka nugaal waxaa lasoo dheegayaa inuu dhul badan ka da’ay sida degmada Eyl ilaa Garoowe .waxaa la sheegay inuu geystay roobkaasi tog u dhow Garmaal inuu la tegey laba ruux.  Khasaare kalese lama sheegin.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *