Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

saraakiishii u fududaysay al shabaab iney qaataan hubkii laanta buur oo la xiray

Waxaynu ogeyn wakhtigii ay puntland la dagaalamaysay cadowga somaliyeed ee al qushaash ,in taliskii ciidamada dowladda federalka somaliyeed ee ku sugnaa Laanta Buur ee degmada Afgooye in alqushaashku oo weerareen goor habeenimo ah kana qaateen wixii hub iyo gaadiid ahaa ee oo laa xeradaasi.

Dalka somalidaayi qofkastaa waa garanayey inaa ciidamadaasi dagaal lagaga qabsan hubka iyo gaadiidkaba ,balse ay jiraan cid u fududaysay howlgalka .

Waxaa cadaatay in saraakiisha xukumayey ciidamadasi qaarkood ay la shaqeeyeen una diyaariyeen in cadowga somaliyeed qaataan hubkaas iyo gaadiidkaasiba.Balse waxaa la soo sheegayaa in la xiray taliye ku xigeenkii xeradaasi oo la sheegay inuu baabuurta u sii istaaray cadowga ,bakhaarkii hubkana loo sii furay si ay hubka ugala baxaan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *