Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Sawirro: Kulamo Xasasi oo Asmara uga socda Madaxwayneyaasha Somalia iyo Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaadhay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, Iyadoo Wafdiga uu Garoonka Asmara International Airport kusoo dhoweeyey madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.

Waxaa la sheegay in madaxweyne Farmaajo uu Asmara ku sugnaan doono muddo laba maalmood ah, halkaasi oo labada hoggaamiye ay wada-hadallo ku yeelan doonaan.

Dowladda Eritrea ayaa kamid ah dowladaha saaxiibada dhow la noqday dowladda uu hoggaamiyo Madaxwayne Farmaajo, Sidoo kale Dawladaha Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ayaa ku wada jira Isbaheysi saddex geesood ah.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *