Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

SAWIRRO: Madaxwayne Lafta-gareen oo Baraawe lagu soo dhoweeyay

Madaxwaynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed oo Maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku marayey Qaybo kamid ah deegaanada Koonfur Galbeed ayaa soo gaadhay magaalada Baraawe, Halkaasi oo si diiran loogu

“Waxaan shacabka u ballanqaadayaa in aan booqan doono dhamaan deeegaanada dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana ka shaqeyn doono sidii la iskugu furi lahaa deegaanada, loogana xoreyn lahaa kooxda Al Shabaab” Ayuu yidhi Madaxwayne Lafta-gareen.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya inta uu ku sugan yahay Magaalada Baraawe ayaa kulamo la qaadan doona Odyaasha dhaqanka, bulshada qeybahooda kala duwan, Maamulka Gobolka Shabellaha hoose iyo kan DegmAda.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *