Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Sawirro: Taliska qeybta Booliska G. Bari oo Bosaso kusoo bandhigay Bambooyinka & Xabadaha Mootar 60 oo ay kusoo qabteen Howlgalo

21

27 Jan 2018 (Puntlandes) Taliska qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa maanta magaalada Bosaso ku soo bandhigay Bambooyinka Gacanta laga tuuro iyo Xabadaha Mootar 60 oo ay ku soo qabteen Howlgalo maalmihii ugu dambeeyey ciidamadu ka sameynayeen gudaha Magaalada.

Taliye ku xigeenka qeybta Booliska Gobalka Bari Axmed Jaraale oo saxaafadda qeybteed Boosaaso kula hadlay ayaa sheegay in howlgalada ay sameeyeen sidoo kale ku soo qabteen dad badan , waxaase uu xusay in baaritaano ku socdaan lana tuhun sanyahay .

Daawo sawirrada

21

21a

21a1

21a2

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *