Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

senetar Cumar Cabdirashiid oo si weyn looga soo dhaweeyey Garoowe

Siyaasi Miisaan culus leh ahna xiligan Senatar Aqalka-sare ku matala Puntland,ayaa soo gaaray Garowe.Imaanshihiisa Puntland oo la hadal hayay todobadayadii lasoo dhaafay,ayaa warka aan ka helayno waxuu tilmaamayaa in ay ku salaysan tahay laba arimood oo kala ah.B.kala shaqaynta Dowladaha Jubaland iyo Puntland hanaanka doorasho ee dalku galayo 2020-2021.T.Isku soo dhaweynta Madaxweyne Deni iyo beelaha Puntland qaarkood oo madmadow xoog leh dhexyaal.6-da bisha Janaayo waxaa soo gaari doona Puntland Boqor Burhaan Boqor Muuse.Sidoo kale waxaa tagi doona Qardho ama Bosaso Deni iyo Cumar oo ay weheliyaan siyaasiyiin iyo waxgarad kale.Imaanshaha Cumar waxaa la filayaa in ay saamayn ku yeelato siyaasada Dowlada xiligan hogaamisa Madaxtooyada Garowe gudo iyo dibadba.Jibril Qoobey.

Posted by Jibril Heres on Saturday, 21 December 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *