Shaqo joojintii ganacsatada puntland oo laxaliyey
|Kulan ayey ku wada yeesheen Magaalada Bosaaso Gudoomiyaha gobolka bari Yusuf Mahamed Wacay iyo ganacsatadii ka cabaneysey kordhin lagu sameeyey cashuuraha laga qaado alaabada ka soo degta Dekedda Bosaaso . cabashada ganacsatada oo manta dhalisay iney ganacsatadu shaqada dekeda joojiyaan .ayaa lagu xaliyey khilaafkaasi dhex galay ganacsatada iyo laanta cashuuraha kulan ay manta isugu yimaadeen Koox ganacsato ah iyo gudoomiyaha gobolka bari ,Taasi oo laysla gartay in shir dambe laysigu yimaado Bishan 15keeda inta ka horaysana laga baaraan digo wadada ugu haboon ee wasaaradda maaliyadda iyo ganacsatadu uga wada shaqayn lahaayeen laysulana meel dhigi lahaa qiimaha iyo wadad ugu hoon ee cashuurta loo qaadi lahaa.Ganacsadatuna ay cashuurta ku bixin lahaayeen mustaqbalka.