Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

shir saxaafadeed/ wasiir dhabancad,madaxweyne deni safarkiisa muqdisho ma aha safar shaqo iyo wadahadal lala galayo DFS balse waa mid u gogol xaaraya gogasha fidsan Garoowe”

Wasiirka arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad "Safarka madaxweynaha Puntland ee Muqdisho waxaan caddeynaynaa inuusan ahayn safar shaqo iyo wadahadal lala galayo DFS balse waa mid u gogol xaaraya gogasha fidsan Garoowe".

Posted by Puntland State TV on Saturday, March 21, 2020

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *