Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

shirka golaha wasiirada puntland oo lagaga hadlay arimo muhiim u ah amniga ,af urur iyo kormeerkii madaxweyne ku xigeenka

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa amar ku bixiyay in mudda 24 saac gudahooda looga jawaabo, baahiyaha ka jira tuulada Af-urur ee gobolka Bari, gaar ahaanna adeegyada aas’aasiga ah, sida biyaha iyo caafimaadka.

Sidoo kale, madaxweyne ku xigeenka, ayaa ku amray hay’adaha kala duwan ee sama’falka, in ay si deg deh ah uga hawlgalaan degaankaasi Af-urur.

Go’aankan ayuu ku dhawaaqay, xilli guddoominayay shirka golaha wasiirada xukuumadda Puntland oo looga hadlay; Amniga dalka, Safarkii Madaxweyne Ku-xigeenka ee deegaanka Af-urur, Xaaladda Waddooyinka Puntland iyo Warbixino kale.

AKHRISO

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *