Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

shirkii isimada somaliyeed uga socdey magaalada qardho oo la soo gebagebeeyey

Shirkaas oo isimada somaliyeed uga socdey magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar oo  uu gogoshiisa lahaa Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socdey magaalada Qardho ayaa maashirnta soo gaba-gaboobey, iyadoo dhamaadkii shirkan laga soo saaray Warsaxaafadeed loogu talo-galey Shacabka Soomaaliyeed.

Shirka ayaa intii uu socdey lagaga hadlay siddii dhibka looga saari lahaa dhibaatooyin baahsan ee haysta iyo sida ugu dhaqsaha badan sidii loo mideyn lahaa Shacabka Soomaaliyeed.

Warka waxaa lagu cadeeyey in Dhaqanka Soomaaliyeed oo dhan ay diyaar u yihiin in ay ka shaqeeyaan siddii Ummadda Soomaalida oo dhan ay u midoobi lahaayeen.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *