Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

SHIRKII KA SOCDEY MAGAALADA KISMAAYO OO GO’AAN LAGU GAAREY

Muddo todobaad ku dhow waxaa shir uga socdey madaxda dowladda federalka ah iyo kuwa maamul goboleedad, kaasoo in muddo ah laysku mari la.aa go’ aan ka gaaridda mustaqbalka somaliya,Dood dheer ka dib ifafaaluhu wuxuu sheegayaa iyo warar xog hoose ahiba in lagu heshiiyey in lagu soo dhiso labada gole  mid ka mida ah 4.5 qaabka qabaliga ah  kan kalena lugu dhiso qaab deegaan , labada golena la wada dhiso ,maa daama  aan horay loo dhisin aqalka sare.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *