Shirkii madasha wadatashiga ee magaalada kismaayo oo fashilmay
|waxaa dhowr maalmood ka socdey magaalada kismaayo ee dowlad goboleedka jubbaland ,madasha wadatashiga qaran ee qaabilsanayd in ay salka u dhigto qaabka ay somaliyi u mari lahayd doorasho dhacda sanadka 2016ka.In muddo ah waxaa laysku hayste in la kala doorto qaabka uu qabo dastuurku iyo qaabkii xaaraanta ahaa ee qabyaalada ku salaysnaa ee 4.5.
Waxaan ognahay in shariif xasanka koonfur galbeed uu aaminsan yahay 4.5 lagu galo doorashada 2016 maadaama ay koonfur galbeed haysato xildhibaano aaney xaq u lahayn .Sidoo kale halka Maamulka Galmudug uu soo jeediyey in dowlad gobleedo lagu qaybsado.jubbaland iyo puntlandna ay rabaan hab degmooyin ku dhisan
Ismariwaagaasi wuxuu sababay in maanta wax go’ aana laga gaari waayo in meel dhexe laysugu yimaado waxna lagu heesho.uuna shirkii halkaasi ku burburo.