sudaan cune oo in mudo ah ku xidhnaa magaalada hargeysa loo la sii daayey
|Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka dalbadey xeer ilaalinta in la sii daayo Sul Maxamed Muuse Cune oo muddo dheer u xidhnaa xukuumada ka dib markii madaxweyne Muuse Biixi amray sii deynta ninkan.
Halkan hoose ka akhriso: