Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

TAAGEERO/Bulshaweynta reer puntland ee woqooyiga America ayaa cod dheer ku taageeray go’aanka madaxda puntland

sawir dr gaas taag

Bulshada reer puntland ee ku nool woqooyiga America ayaa ku bogaadiyey go’aanka wefdigii puntland ee uu hogaaminayey madaxweyne DR Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ,Go’aankaasi oo ku salaysan iney puntland rabto in somaliya yeelato dowlad dhab ah xidhibaanaduna noqdaan  kuwo metela deegaan ayna noqdaan kuwo og cida soo dooratay iyo deegaanka uu  xidhibaanka u yahay, taasi oo ah mid salka u dhigaysa dowladnimo  rasmi ah oo somaliyi yeelato kagana baxdo mudadii dheerayd ee ay dhibaatada qabyaaladdu naafaysay midnimada iyo dowladnimada somaliyeed

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *