tacsi tacsi
| Dhamaan maamulka iyo dadka xubnaha ka ah golaha1960 waxay tacsi u dirayaan xubin ka tirsan golaha1960 maamulkiisa SAN XARIIR oo dhowaan Aabihii geeriyoodey ,waxaan ilaahay uga baryeynaa caruurta uu ifka kaga tegey ,eheladiisa iyo qaraabadiisaba in ilaahay ka siiyo Samir iyo iimaan ,isagana JANADA ka waraabiyo
AAAAA MMMMM IIIIII NNNNNN AAMIIN