tacsi tacsi
|Dhammaan maamulka iyo inta dheysata golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed waxay TACSI u dirayaan dhamaan eheladii iyo caruurtii ay ifka kaga tagtay alla how naxariistee marxuumad DAHABO ALI JIBRIL oo dhowaan ku geeriyootey Magaalada Baran ee gobolka Sanaag .In ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo iyaga iyadana janada ka waraabiyo AAMIIN AAMIIN