Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

tacsi tacsi maamulka golaha1960 waxay tacsi uga dirayaan maamulka iyo shacabka puntland geeridii madaxweyne—

Maamulka iyo dhamaan falanqeeyayaasha arimaha siyaasadada ,caafimaadka ,waxbarashada,dhaqan iyo dhamaan dadweynaha ku xiran Golaha1960 waxay tacsi u dirayaan ,maamulka iyo dadweynaha reer puntland ,Wasiirkii hore ee wasaarada kaluumaysiga Somaliya Dr C/raxman Maxamed Cabdi xaashi ,eheladii iyo qaraabadii uu ka tegey Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo ku geeriyoodey Dalka kiiniya .Ilaahay waxay uga baryayaan samir iyo iimaan inuu ka siiyo isagana janada ka waraabiyo—Aamiin   Aamiin.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *