tacsi tacsi/ maamulka iyo dadweynaha golaha1960 ku midoobey waxay tacsi u dirayaan m/kuxigeenka puntland
|Maamulka iyo Dhegeystayaasha Golaha1960 ,Golaha codka shacabka Somaliyeed waxay tacsi u dirayaan Madaxweyne ku xigeenka dowlada puntland C/xakiin C/lahi Cumar (camey) iyo walaalihii ,Reer camey, Dhamaan Reer Xuseen Xayl iyo dhamaan ehelada iyo qaraabada ay ka geeriyootey Hooyo Cambaro Xuseen Xayle alla haw naxariistee oo ku geeriyootey Magaalada Minneaplis ee Gobolka Minnesota dalka Maraykanka.Ilaahay waxaanu uga baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo iyagana samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN AAMIIN.