Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

tacsi tacsi tacsi

sawirada tacsidaDhamaan maamulka ,odayaasha, xubnaha joogtada ka ah Golaha1960, golaha codka shacabka somaliyeed oo ku kala nool dalal kala duwan ,waxay TACSI  u dirayaan Aqoonyahan Anwar Maxamed Diiriye  oo ku nool dalka Maraykanka oo Walaalkii ku geeriyoodey Gololka Mudug .

Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu eheladii iyo qaraabadii Marxuumka Samir iyo iimaan ka siiyo ,isagana Janada ka waraabiyo

Aamiin      Aamiin

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *