tacsi tacsi tacsi
|Ilaahay naxiistiisa janno ha ka waraabiyee waxaa geeriyoode Maxamud Siciid Nur (dabayl) ย oo ahaan jirey gudoomiyaha gobolka sanaag,wakhti aad u dheer.
Hadaanu nahay bahweynta golaha 1960 iyo maamulkiisaba waxaanu tacsi u direynaa eheladii iyo qaraabadii iyo dadka jecel somalinimada ,anagoo uga tacsiyeyneyna geerida xaqa ah ee ku timi alla how naxariistee Maxamud Siciid Nuur (dabayl)