Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Tacsi/ tacsi

sawirada tacsida     DHAMAAN DADKA KALA AH;.

Ali Xasan Wadaad iyo Xaaskiisa Farxiya Xaaji Ali iyo Caruurtiisa

Ibrahim Xasan Wadaad iyo xaaskiisa Nabaad Xasan Ali iyo caruurtiisa

Xasan Ali Jibril iyo Xaaskiisa Fadumo Abdulle Muse iyo caruurtiisa

Siciid Ducaale Jibril iyo caruurtiisa

Xasan Axmed Fatax iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa

Aabe Xasan Wadaad iyo xaaskiisa iyo Dhamaan caruurtiisa iyo dadka ay dhaleen

Khalid Maxamed maxamud Maacir iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa

Maryan Jamc Daqare

Faatax Maxamed Jamac

Samsam Jamac Daqare

Sharmaake Jamac Daqare

Ibrahim Xasan Maxamud

Suleekha Xasan Wadaad

Abdirashiid Maxamed Findhe iyo Xaaskiisa  iyo Caruurtiisa.

Siciid Dabacadde iyo Xaaskiisa Sucaad ali iyo caruurtiisa

oo kala jooga dalalka somaliya maraykanka sucuudiga dubai  waxay tacsi u dirayaan

dhamaan ilma Xasan Cadde iyo Caruurtooda ,eheladooda iyo qabraabadooda  oo kala jooga dalalka Maraykanka Yurub Ustareeliya Somaliya   oo Hooyadood Ruqiya Cabdalla Ali ay dhowaan ku geeriyootey Magaalada Badhan Gobolka sanaag  Somaliya  .Waxayna ilaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo ,iyagana samir iyo iimaan ka siiyo

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *