Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waar Gini koontaraag (Heshiis) iyo ictiraaf ay kuu soo saxeexaysaa majiree dadka yaan la madluufin ee innaga oo miyir qabna aan wada hadalno” Ayuu yidhi Galaydh.

Dr. Cali Khaliif Galeydh ayaa ka hadlay Safarikii madaxweynaha Somaliland  ee dalka Gini ka hadlay Wuxuuna sheegay inaysan Jirin wax kasoo baxaya.

“Waar Gini koontaraag (Heshiis) ay kuusoo saxeexaysaa ma jirto, Ictiraaf ay kuusoo saxeexaysaa ma jirto, dadka yaan la madluufin ee innaga oo miyir qabna aan wada hadalno” Ayuu yidhi Galaydh.

Sidoo kale Siyaasi Cali Khaliif   ayaa dhaliilay gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Siyaasinyiinta gobollada SSC ay yihiin kuwo waxmatarayaal ah hortaagan hormarka gobolladaasi.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay  Barnaamijkii ay Bilaabeen kaasi oo loogu magac daray Tabliiqa Siyaasiga

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *