Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

wadahadaladii u dhexeeyey puntland iyo beesha caalamka

madax gaasWadahadaladii u dhexeeyey beesha caalamka iyo dowladda puntland ayaa natiijo la’aan ku soo dhamaaday, manta ayaaney si wada jir ah uGu dhawaaqeen madaxweynaha puntland Dr Cabdiweli Gaas iyo Ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey wakiilka uga ah somaliya.Ka dib kulamo kala duwan oo beesha caalamku la yeelatay qaybaha kala duwan ee puntland  sida baarlamaanka ,dowladda ,ururada bulshada rayid ka ah, isimada iyo siyaasiyiin kala duwan ee reer puntland .Sidoo kale beesha caalamka oo ka koobnayd ergeyga gaarka ah ee UNta ,safiirka USA ,safiirka Ingiriiska ,Safiirka Talyaaniga ,Safiirka Yugaandha, Wakiilka Igad,safiirka noorwey,safiirka iswidhan ,Safiirka Itoobiya,Safiirka Kinya,Wakiilka Midowga Yurub ,iyo xubno kale oo ka socda dalka somaliya daneeya ,

Madaxweyne Gaas wuxuu sheegay in ay weftigu la yimaadeen Garoowe go’aankii aanu horayba uGu soo diidney Magaalada Muqdhisho .waxay Dhegahooda ku maqleen , indhoodana waxay ku arkeen  waxa ay aaminsan yihiin dadka reer puntland ee ah inaaney marnaba diyaar u ahayn in somaaliya dib loogu celiyo 4.5.oo la mid ah inaan la rabinin dowlad somaaliya ka hana qaada.

Waxay ergeyga UNta iyo madaxweyne Cabdiweli isla qireen in loo baahan yahay in haddii ay suura gasho oo wax isbedeli muuqdaan dib la isugu soo nodo qolo walibana ay soo tashato.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *