Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Wafdi ka socda Puntland oo gaadhay Fadhiisinka Gobolka Sool ee Bedalay Tukaraq oo S.land Qabsatay

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda  Puntland Xasan Shire iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa maanta kormeer ku tagay waxaada Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Sool gaar ahaan Faliidhyaale iyo Godqaboobe.

Kormeerkan waxaa ku weheliyay Wasiirku Xigeenka Dakhliga Yaasiin Ibrahim, Wasiirku Xigeenka Amniga, Agaasime xigeenka Dakhliga Xasan Cali Samatar, Maamulka Gobolka Sool iyo Xisaabiyayaasha Wasaaradda, Waxaana Korneerkan lagu sheegay  ogaanshaha shaqada Cashuuraha .

Wasiirka ayaa war bixino kaladuwan ka dhagaystay Masuuliyiinta Wasaaradda waxana uu kormeeray goobaha dakhliga lagu qabto, Wuxuuna intuu  ku sugnaa Gobolka Sool waxa uu la kulmay Maamulka Gobolka, Odayaasha dhaqank iyo saraakiisha Ciidamada.

Ugu dambayn booqashada Wasiirka Wasaardda Maaliyadda ayaa ku soo beegantay xili uu maanta dagaal culus dhexmaray ciidamada Jabhada uu Hogaamiyo faysal falaalug iyo kuwa somaliland.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *