Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

war murtiyeedkii shirkii dhuusamareeb 3 oo laysku raacay doorasho dadban

Kooxdii Farmaajo ee ku shirsaneyd Dhuusamareeb ayaa soo saaray war murtiyeed ku saabsan nooca ay noqoneyso doorashada , iyagoo isku raacay Doorasho Dad-ban oo ah Mid Deegaameysan.

Waraaqaha Dhuusamareeb caawa ka soo baxay iyo taariikhda ku astaysan waa ay kala duwan yihiin.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *