waraysi/ afhayeenka isimada puntland garaad cabdullahi cali ciid ayaa waraysi siiyey golaha1960 uu kaga hadlayo arimaha ka soo cusboonaaday gobolka hayland
|Garaad Cabdullaahi Cali Ciid afhayeenka isimada puntland ayaa waraysi siiyey golaha1960, golaha codka shacabka soamliyeed.Waraysigaasi uu kaga hadlay duulaanka qaawan ee ay somaliland ku soo qaaday gobolka Hayland ee puntland.xaaladda guud ee gobolka Sanaag ,iyo arimaha doorashooyinka ee guud ahaan dalka somaliya.