Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan bashiir maxamed dhegabadane,oo ka warbixiyey waxqabadka saddexda samafalayaal ee ,aragsan,midnimo iyo nur foundation

Waraysigan uu Golaha1960 siiyey Bashiir Maxamed Dhegabadane oo ka tirsan madaxda Saddexda Hay’adood ee samafalayaasha ah kuwaa soo ka shaqeeya dhinacyada Waxbarashada ,Caafimaadka iyo Biyo xireenada, Hayadahan oo inta badan ka shaqeeya deegaanada Puntland ,kuwaa soo Horumar ka sameeyey Dhinaca Waxbarashada markaan eegno Hay”yada Nur Foundation oo hirgelisey  6 Iskuul,Hay’ada  Aragsan oo iyaduna Dhinaca Caafimaadka  waxbadan ka Qabatay iyo  Hay’ ada Midnimo  oo iyaduna Biyo xireeno dhowra hirgelisey .

Sidoo kale Bashiir M dhegabadane wuxuu sheegay in dhaqaalaha ay hay’adahani ku shaqeeyaan ay ka helaan dadka Somaliyeed aaneyna jirin dowlad iyo hay’ado kale oo ka caawiya dhinaca dhaqaalaha ayna ku dhiiri gelinayaan dadka shacabkaa iney iyagu isku tashadaan si ay ugu fududaato iney daboolaan baahiyahooda ——

Qaybta 1 aad /Weriye Dhegood

Qaybta 2 aad/ golaha1960

 

Qaybta 2 aad

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *