waraysi/ Aqoonyahan Cabdulqaadir jengeli ayaa sharaxay sababaha keenay doorashada madaxweyne farmaajo,damaca hawada somaliya&saldhiga berbera
|Waraysigan oo aad u xiisa badan uuna siiyey Aqoonyahan Cabdulqaadir Jengeli oo arimaha siyaasadda Somaliya aad uga faalooda golaha1960,Golaha codka shacabka somaliyeed iyo Websaydhda ay wada shaqeeyaan .Wuxuu aad ugaga hadlay sababaha keenay in Baarlamaanka Somaliyeed iney Doortaan Madaxweyne cusub,
Sidoo kale wuxuu aad uga hadlay Damaca ay dowladaha shisheeye ay rabaan in loogu qaybiyo MAAMULIDDDA HAWADA dalka somaliya ,saldhiga BERBERA,iyo talo UU u jeediyey dadka Somaliyeed
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo Golaha1960.com