waraysi/ aqoonyahan cumar ugaas oo ka hadlay xanuunka dhimirka (xanuunka maskaxda) iyo astaamaha lagu garto
|Aqoonyahan Cumar Ugaas oo bartay cilmi nafsiga ayaa waraysigan ku faahfaahiyey Xanuunka Dhimirka.(xanuunka Maskaxda ku dhaca ,WAALIDA.) .Siyaabaha lagu garto iyo qaybaha ka duwan ee xanuunkaasi u qaybsamo. Waraysigan Aqoonyahan Cumar Ugaas wuxuu si faahfaahsan ugu soo bandhigay siyaabaha kala duwan ee qofka xanuunsanaya loo caawin karo sida Dhakhtarada,dadka cimi nafsiga bartay iyo xanaanada ay dadkaasi u baahan yihiin..
Weriye Abwan Maxamud.