Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi //aqoonyahan faysal cabdi rooble ayaa waraysi siiyey golaha 1960 warasigaasoo guud ahaan ku salaysan heshiiskii dhexmaray dowladda federalka somaliya iyo puntland ee 4.5

f c rooble

 

Waraysigan uu siiyey aqoon yahan Faysal Cabdi Roobe golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed waxaanu inta badan diirada ku saarnay heshiiskii dhex amaray puntland iyo dowladda federalka ah kuna dhex maray magaalada Garoowe .Heshiiskaas oo ay puntalnd ku ogolaatay qaabka doorasho ee 2016ku in lagau saleeyo 4.5. kaasoo ay punland horay u diidey,haddana ogolaatay.

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *