Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble/ isbedelka geeska africa ,dowlad deegaanka,doorashada puntland ,k/galbeed iyo erigii wakiilkii qaramada midoobey

  Waraysigan uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,waa waraysi balaaran oo aanu Faysal Rooble kaga waraysanay isbedelka ka socda geeska Africa saamaynta uu ku leedahay dhulka Somalida ee Itoobiya gumeysato ,taasi oo uu Aqoonyahan Faysal uu aad u balbalaariyey kagana waramay xaalada dhabta ah ee ka jirta dhulkaasi iyo Maamulka hada ka jira ee madaxweyne Mustafa Cagjar qaabka uu ula jaanqaaday isbedelkaasi iyo hab maamulka hadda ka jira dhulkaasi.  Sidoo kale Faysal Rooble wuxuu aragtidiisa ka dhiibtey doorashada Puntland hadda ka socota iyo Doorashadaii koonfur Galbeed dhibaatadaii ka dhacday iyo qaabkii ay dowladu u maaraysay.

Sidoo kale Aqoonyahan Faysal Rooble wuxuu waraysigan kaga hadlay Erigii ay dowlada federalku ka cayrisay dalka Somaliya wakiilkii Qaramada midoobey u joogey Somaliya ,taasi oo ay dowladu sheegaty inuu dhex galay arimaha hoose ee dalka somaliya aanuna xaq u lahayn faragelinta uu ku kacay.

Qaybta labaad :waa warasiga uu had iyo jeer Golaha1960 somalida ku midowdey ay Faysal Rooble Su’aala toosa ku weydiiyaan.

Qaybta 1aad Faysal Cabdi Rooble

Q 2aad Faysal iyo dadweynaha

Weriye Dhegood

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *