Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan faysal cabdi rooble,isbelada siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday somaliya ,magacaabida raiisalwasaaraha iyo heshiiska doorashada

   Waraysigan uu siiyey  Aqoonyahan Faysal cabdi Rooble golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga hadlay isbedelada ka soo cusboonaaday Somaliya ,Sida magacaabida Raiisal wasaaraha cusub , howlaha balaaran ee horyaala ee Somalidu ka sugayaan mudada yar ee u hadhay,  Sidoo kale Wuxuu ku dheeraaday HESHIISKII LAGA GAAREY NOOCA DOORASHO    ee la rajeynaayo iney ka dhacdo Somaliya 2021 ,iyo doorka balaaran ee Madaxweyne DANI  ka qaatay heshiiska lagu gaarey magaalada Muqdisho ee nooca doorasho ee la filo in laga qabto  Somaliya.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *