Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble,maxaa keenay guusha m/xasan sh, maxaa laga filanayaa madaxweyne Xasan Sh iyo howlaha horyaala.

  Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble,wuxuu sheegay  guulasha Madaxweyne  Xasan Sh Maxamud iney aasaas u ahayd Fikradiihii iyo waxyaalihii ay dadka somaliyeed ka filayeen Madaxweyne Farmaajo oo meesha ka baxay sida  ku ololeyntii  wadaniyada xiriirkii Itoobiya iyo Ereteriya  iyo Isaga  oo ay ka soo horjeesteen dowlada goboleedadii uu ka soo jeeday.

Wuxuu kaloo sheegay in M/Xasan Sheekh Maxamud uu ololihiisa bilaabay wakhti hore kana faiideystey khaladaadkii M/farmaajo kalan wareegey dowlad goboleedadii uu ka soo jeedey.    Maxaa laga filan karaa Madaxweyne Xasan sanadaha soo socda,  AqoonyahanFaysal Cabdi Rooble wuxuu sheegay———Isagoo xusay in ay jiraan howlo culus oo ka iman doona dowladaha deriska ah  sida Itoobiya ayna saamayn ku yeelan doonta siyaasadiisa arimaha dibada sida Siyaasadii isdhexgalka somaliaya iyo  dalalka geeska iyo arimo badan oo kale Faysalna aad u falan qeeyey.——–

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *