Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan maxamud ibrahim jamac(xaaji) midnimada somaliya yaa ka masuula, dowlada federalka somaliyase masuuliyadaasi xil mayska saartay?

Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Maxamud Ibrahim Jamac (xaaji)  Golaha1960 iyo websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga hadlay cidda ay saaran tahay isku haynta iyo midnimada somaliyeed .Sidoo kale wuxuu aad u faah faahiyey ka gaabinta uu ka gaabiyey madaxweyne farmaajo masuuliyadii ka saarnayd isu keenida iyo midaynta dadka iyo dalka somaliya ee mudada kala maqnaa ,Iyadoo talaabooyin badan oo khaldana u qaaday dhinaca sii kala fogeynta maamulada iyo dowlada dhexe ee federalka .

Sidoo kale Aqoonyahan Maxamud Ibrahaim wuxuu ku dheeraaday xiligan kala guurka ee doorashada la waajahayo itijaaha siyaasadeed ee Somaliya waajahayso xiligan doorashada  iyo Madaxweynahe Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo u quus dhebey dadka reer Sool ka dib su’aashii ay gabadhu weydiisey iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolada Sool iyo Cayn oo olole ka wada Magaalada Muqdisho doorashada  Xildhibaanada Goboladaas si loogu  qabto Muqdisho    iyo arimo badan oo kale.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *