waraysi/ aqoonyahan siciid saalax (siciid biid) sababaha keenay isqabsiga d/goboleedada iyo d/federalka,go’aamadii shirkii kismaayo iyo arimo muhiima.
|Aqoonyahan Siciid biid oo waraysigan siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan,Qiimayntii ay ku sameeyeen waraysigan dadweynaha iyo Aqoonyahanada Golaha1960 (golaha codka shacabka soamliyeed ) ku xiran ee fikradahooda ku soo bandhiga golahan ,sharaxaadii uu ka bixiyey sababaha uu salka ku hayo muranka iyo is qabqabsiga Dowlad Goboleedada iyo dowlada Federalka, Masuuliyada madaxda Federalka iyo d/ goboladeedada iyo cidda ay saaran tahay dhexdhexaadinta labada dhinac.
Dhegeyso oo dhuux fikrada iyo sharaxaada uu bixiyey Siciid Biid fikradaadana ka dhiibo, Kuna soo dir emailka golaha1960.
Weriye Dhegood.