Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan siciid salah( biid) dowlada madaxweyne farmaajo ku fashilantay ,maxayse ku guulaysatay mudadii ay jirtey.

Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Siciid Axmed X Salax (Siciid Biid) wuxuu kaga hadlay fashilkii iyo guuldarooyinkii ay la yimaadeen Dowladihii u kala dambeeyey dalka somaliya laga soo bilaabo Shirkii dalka Jabuuti sanadkii 2000kii ilaa dowladan Madaxweyne Maxamed Abdullahi Farmaajo.,Sida Daadejinta Federalka iyo Shuruuc u samaynta noocaa dowladnimo ee la qaatay,Sida shuruuda is xukun ee u dhexeeya dowlada dhexe iyo dowlad Goboleedada,dowlad goboleeda iyo degmooyinka ay xukumanaan.Qorsha xumada nooca doorasho ee had iyo jeer la qaato,Xoraynta gobolada iyo degmooyinka ,wax ka qabashada baahiyaha bulshada ,

Wuxuu xusay dhowr arimood oo ay dowlada farmaajo horumar ka samaysay ,isagoo hadana aad ugu nuuxnuuxsaday Rajadii ay dadka Somaliyeed ka qabeen dowlada Farmaajo oo HUNGO IYO RAJO XUMO  KU GABAGABOWDEY       iyo arimo kale oo badan

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *